Sacuudiga iyo dowlada ay xulufada yihiin ee Imaaraadka oo ay ka dhex tafatay

Dowlada Saudi Carabia iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo naadir ah oo ku saabsan heshiis la xiriira soo-saarka shidaalka ee dalalka ku bahoobay ururka OPEC+. Imaaraadka Carabta ayaa aad uga soo horjeestay heshiis ay soo jeediyey dalalka soo saara shidaalka ee ku jira OPEC+, kaasi oo sare loogu … Continue reading Sacuudiga iyo dowlada ay xulufada yihiin ee Imaaraadka oo ay ka dhex tafatay